About Us

Maxamed Barawaani 

oo loo doortay gudoomiyaha Guud ee ururka جيل الأمل – Hope Generation.

                                                                                                   20729263_1507242132631751_9134603989243986721_n

Guddoomiyaha Hope Generation

10712708_801872886502016_46790301672870160_n     10712708_801872886502016_46790301672870160_n            10712708_801872886502016_46790301672870160_n

Ururka Hope Generation waa urur Dhalinyaro, Madaxbannaan, Maxali ah oo u taagan wacyigalinta, waxbaridda, wanaag u horseedka iyo soo celinta rajada dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana lagu aas’aasay Magaalada Muqdisho sanadkii 2014