SAAKA WAA DHARKEENLEY; GALABTA NA WAA HELIWAA!!!

SAAKA WAA DHARKEENLEY; GALABTA NA WAA HELIWAA!!!
Events on ,
Munaasabad taariikhi ah oo lagu dooranayey guddoomiyaha faraca HELIWAA ee uruka jiilul Amal (Hope Generation) ayaa galinkii dambe ee maanta oo jimca ah 9/9/2016 ka dhacday isla degmadaas heliwaa. Xafladda oo ay goob joog ka ahaayeen guddoomiyihii hore ee ururka iyo guddoomiyaha iminka talada haya iyo madax ka socotay golayaasha ururka, ayaa ku bilaabatay gorfeyn waayaha dhalinyaradda iyo kaalinta[...]

FARACA DHARKEENLEY OO DAAHA LAGA ROGEY!!!

FARACA DHARKEENLEY OO DAAHA LAGA ROGEY!!!
Events on ,
Barnaamij qurux badan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay goob joog ka ahaayeen xubnaha jiilul amal ee faraca degmadda DHARKEENLEY iyo madax ka socotay golaha dhexe ee ururka ayaa ka dhacday isla degmaddaas. Munaasabadda ayaa lagu dooranayey guddoomiyaha faraca DHARKEENLEY u matali doona urur weynaha sii baahaya ee Jiilul Amal. Kadib tartan xor ah oo xalaal ah ayaa si daahfurnaan ah loogu [...]

MUNAASABAD LOO RIYAAQAY, DADKUNA LA ASHQARAAREEN!!!

Events on ,
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, loo qushuucay oo ay dadku la ashqaraareen ayaa maanta ka dhacday hoolka munaasabadaha xarunta FPENS ee magaaladda Muqdisho. Munaasabadda ayaa lagu daahfurayey waaxda arimaha qoyska ee xafiiska tababaradda uruka Jiilul Amal (Hope Generation). Munaasabadda waxaa marti sharaf ku ahaa lammaanaha is jecel, ee caanka ku ah arimaha qoyska ee kudayashada muda[...]

GUDDOOMIYAHA FARACA DEGMADDA KAXDA EE JIILUL AMAL OO LA DOORTAY!!

Events on ,
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay goob joog ka ahaayeen xubnaha jiilul amal ee faraca degmadda kaxda iyo madax ka socotay golaha dhexe ee ururka ayaa ka dhacday degmadda kaxda ee gobolka banaadir. Munaasabadda ayaa lagu dooranayey guddoomiyaha faraca kaxda u matali doona urur weynaha Jiilul Amal. Kadib tartan hufan oo si daahfurnaan ah u dhacay, ayaa waxa ay xubnaha faraca ee deg[...]

TABABARKA QORAAGA MUSTAQBALKA & XIRFADAHA AKHRISKA

TABABARKA QORAAGA MUSTAQBALKA & XIRFADAHA AKHRISKA
Events on ,
Wuxuu ahaa tababar ka duwan tababaraddii hore ee uu Ururku qaban jiray, Wuxuu ahaa tababar aad loogu baahi qabay, dhif iyo naadirna ku ah gayigeena guud ahaantiis, waxa ay ardaydu qaadanayeen duruus la xidhiidha Qoraanimadda iyo Xirfadaha akhriska oo ay la socotay tusaale iyo tijaabo (practical). Jaamacadda CAPITAL Ee ku Taala Agagaarka isgoyska Siinaa ayuu tababarku laba maalin oo xidhiidh ah [...]

DOORASHADA GUDDOOMIYAHA  JIILUL AMAL

DOORASHADA GUDDOOMIYAHA  JIILUL AMAL
Events on ,
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay  16/07/2016 Qabsoomay Shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah xubnaha golaha dhexe ee Ururka. Ujeedada shirka ayaa ahayd Doorashada Guddoomiyihii badali lahaa Guddoomiye Sayyid Ali Hussein Gaanabe oo xilka soo hayey Muddo Sanad ah. Waxaa cod aqlabiyad ah kusoo baxay Guddoomiyaha Cusub ee Ururka mudane C/qaadir Maxamed Shaylilaah  oo kal hore si ku meelgaar ah m[...]

DUFCADDII LABAAD OO GABAGABO AH.

DUFCADDII LABAAD OO GABAGABO AH.
Events on ,
Tababar soo bilowday bishii tagtay ee JUNE ayaa maraya heer gabagaba ah. Waxaa illaa hadda ka faa'iideystay ardaydii sanadkaan soo dhameysatay waxbarashadii D/SARE ee gobolka BANAADIR kuwaasoo kor u dhaafaya 500 waxaana qorshuhu yahay inay ka faaiideystaan 1000 illaa 1500 arday ah. Tababarka waxaa ardayda lagu barayaa sidii ay u dooran lahaayeen Takhasus ku haboon marxaladda jaamacadda. [...]

TABABARKII SANADLAHA AHAA EE ARDAYDA DUGSIYADDA SARE KA QALIN JABISAY OO SI HABSAMI LEH U SOCDA

TABABARKII SANADLAHA AHAA EE ARDAYDA DUGSIYADDA SARE KA QALIN JABISAY OO SI HABSAMI LEH U SOCDA
Events on ,
Waxaa alle mahaddii  ah in maalintii labaad uu galay tababar socon doona Afar (4) isbuuc insha alaah. kaasoo loogu talagay ardayda ka qalin jabisay Dugsiyadda Sare ee Gobolka Banaadir ayna soo qabab qaabiyeen Ururka dhalinta rajadda somaaliyeed (Hope Generation). Tababarka waxaa ardayda lagu barayaa sidii ay u dooran lahaayeen Takhasus ku haboon marxaladda jaamacadda. Waxaa nasiib u helay wajiga[...]

Xafladda Daah-Furka Faraca Warta Nabadda Ee Hope Generation

Xafladda Daah-Furka Faraca Warta Nabadda Ee Hope Generation
Events on ,
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Hotel Al-Raxma ee ku yaala agagaarka isgoyska Siinaa , Degmadda yaaqshiid ee magaaladda Muqdisho.  Ujeedada Xafladan ayaa aheyd daah Furka Faraca WARTA NABADDA ee ururka Jiilul Amal (Hope Generation). Ugu horeyn waxaa Xafladda daah furay guddoomiyaha Faraca Warta Nabadda ee Jiilul Amal  Mudane Mustaf macalin, Isagoo soo Dhaweeyey dhammaan M[...]