DOORASHADA GUDOOMIYAHA FARACA DEGMADA HODAN

DOORASHADA GUDOOMIYAHA FARACA DEGMADA HODAN
Events on ,
Munaasabad lagu dooranayay Gudoomiyaha Faraca Degmada Hodan Ee Jiilul-Amal Ayay isugu Yimaadeen Dhamaan Xubnaha Rasmiga ah ee soo buuxiyay shuruudaha xubinnimo ee Dhalinta Rajada, Waxa isa soo sharaxay 2 Musharrax Oo kala ah: Yuunis Cumar Iyo C. Risaaq Maxamed, Waxana Codadkii La tiriyay ku guulaystay C. Risaaq Maxamed, Yuunis Waxa uu u hambalyeeyay sxbaaxiibkiis C. Risaaq oo ay Guushu raacday, C.[...]

TABABAR GAAR AH OO KU SAABSANAA SAWIRQAADISTA

TABABAR GAAR AH OO KU SAABSANAA SAWIRQAADISTA
Events on ,
TABABAR GAAR AH OO KU SAABSANAA SAWIRQAADISTA (PHOTOGRAPHY & PHOTOJOURNALISM) Tababar gaar ah oo uu soo qabanqaabiyey xafiiska Warfaafinta Jiilul Amal, ayaa ka dhacay xarunta Ururka dhalinyaradda Kanava. Tababarkan ayaa loo qabtay qaar ka mid ah xubnaha ururka جيل الأمل - Hope Generation gaar ahaan xubnaha ka shaqeeya howlaha warfaafinta. Ujeedka tababarka ayaa ahaa k[...]

TABABARKA U DIYAAR GARAWGA GUURKA

TABABARKA U DIYAAR GARAWGA GUURKA
Events on ,
Mahad dhamaanteed ALLAAH bay u wada sugnaatay, GUUL buu ku soo dhamaaday tababarkii u diyaar garawga guurka, waxaa ka faa'iidaystay ku dhawaad 100 dhalinyaro soomaali ah oo aan aad u rajaynayno inay dhisan doonaan 100 qoys oo ilaahay idankii farxad iyo liibaan cimrigooda ku wada dhamaysta. Sidoo kale mahad ballaadhan baan u jeedinaynaa dhamaan cid kasta oo gacan ka gaysatay inuu guulaysto barnaam[...]

DOORASHADA GUDDOOMIYAHA FARACA YAAQSHIID

DOORASHADA GUDDOOMIYAHA FARACA YAAQSHIID
Events on ,
Sanad ka hor maanta oo kale ayay ahayd markii la doortay guddoomiye Maxamed Axmed Cali (Maxamed Khadar Qadar Axmad), Kadib markuu dhamaaday Muddo xileedkii sanadka, sida uu sharcigu dhigayo waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18/11/2016 ka dhacay Doorasho xor ah oo xalaal ah Hoolka Alqarni Cafeteria ee Degmadda Shibis. Kadib tartan qurux badan oo ay ku tartamayeen dhalinyaro fara badan ayaa waxaa[...]

PARTICIPATING IN THE CONFERENCE OF YOUTH ENTREPRENEURSHIP OF SOMALIA

PARTICIPATING IN THE CONFERENCE OF YOUTH ENTREPRENEURSHIP OF SOMALIA
Events on ,
HOGESO is participating in the conference of youth entrepreneurship of Somalia (YES) ,with Somali Youth Cluster - Somaliyc Pan-African Youth Empowerment Forum @Jazeera Palace Hotel Mogadishu, Somalia. The conference is organized by Somali youth vision SYV #YES4somalia 

DABAALDEGGA SANADGUURADA 2-AAD EE JIILUL AMAL

DABAALDEGGA SANADGUURADA 2-AAD EE JIILUL AMAL
Events on ,
Sanad guuradii 2aad ee Jiilul Amal aya ilahay mahaddii ka qabsoontay Magaalada muqdisho, Marti sharaf aay ka mid ahaayeen madaxda jaamacadaha, Ururudada Dhalinyarada, iyo qaybaha kale ee ururada bulshada rayidka ayaa ka soo qayb galay. Munaasabada ayaa waxay laga soo jeediyay Khudbado kala duwan, heeso wadani ah oo dad kii ka qab galay munaasabadda ay aad ugu riyaaqeen, iyo madadaaloyin kale oo q[...]

KULANKA GUUD EE MAAMULKA JIILUL-AMAL (HOPE GENERATION)

KULANKA GUUD EE MAAMULKA JIILUL-AMAL (HOPE GENERATION)
Events on ,
Waxaa maanta qabsoomay kulanka guud ee Maamulka jiilka, oo ay ku kulmeen xubnaha golayaasha sare iyo Xubnaha Maamulka faracyada. Waxaa lagu falanqeeyay kulan waynaha Maamulka JIIL ka, hawlo badan oo uruka horyaalay, waana la isla meel dhigay sidii loo fulin lahaa .

Xaflada Daah Furka Farca Dagmada Dharkenley.

Xaflada Daah Furka Farca Dagmada Dharkenley.
Events on ,
Munaasabad aad loo soo agaasimay laguna Caleemo Saarayay Guddoomiyaha Laanta Dharkeenley ee Ururka Dhalinyaradda Hope Generation Mudame Abdisamad Qudubi, ayaa galabta ka dhacday Degmadda Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Dhamaan Maamulka Laanta dharkeenley ee Ururka ayaa Goob Joog ka ahaa Xafladda, iyago kusoo badhidhay barnaamij aad u qurux badnaa oo loo riyaaqay. Munaasabadda waxaa Marti shar[...]

TABABAR CUNTO KARIN, DUFCADDII 2-AAD

Events on ,
Xarunta Tababaradda ee Hope Generation iyo Mac’hadka Cunto Karinta ee Somali Quality Food ayaa maalmahan si wadajir ah u qabanayey Tababar isbuucle ah (Khamiis iyo Jimco) kaas oo lagu baranayey farsamada cunto karinta casriga ah. Tababarkaan ayaa ahaa mid xiiso iyo xamasad ba lahaa, lagana dareemayey muddadii uu socday ka sooqeybgalayaasha iyo baraha bulshaddu ku xidhiidho. Waxaana tababarka bixi[...]

XAFLADDA DAAH-FURKA FARACA DEGMADDA KAXDA.

XAFLADDA DAAH-FURKA FARACA DEGMADDA KAXDA.
Events on ,
Xaflad qurux badan oo si weyn loo soo agaasimey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15/09/2016, ka dhacday degmadda Kaxda ee Gobolka Banaadir. Xafladda ayaa si rasmi ah loogu daahfurayey Faraca degmadda Kaxda ee Jiilul Amal (Hope Generation), oo kal hore ay doorteen xumbaha faracaasi guddoomiye C/fataax Habane Maxamed Waxaa kasoo qeyb galay munaasabadda marti sharaf ay ka mid yihiin: Guddoomiyaha[...]