Doorashada Guddoomiyaha Faraca Degmada Kaaraan

Doorashada Guddoomiyaha Faraca Degmada Kaaraan
Events on ,
Doorashada Guddoomiyaha Faraca Degmada Kaaraan Munaasabad lagu dooranayey Guddoomiyaha faraca degmada Kaaraan ee ururka Jiilul Amal (Hope Generation) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17/03/2017 ka dhacday Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee ALFARAJ. Munaasabadda waxaa isku soo dubbariday si heer sare ahna usoo agaasimey qaar ka mid ah dhalinyarada degmada Kaaraan. Tartan daahfurnaan leh ayey xubna[...]

BANDHIG SUUGAANEEDKA SANADKA 2017

BANDHIG SUUGAANEEDKA SANADKA 2017
Events on ,
Naadiga Hal-Abuurka ee Ururka waxaa u qabsoomay Badhig Suugaaneed ay ka qayb qaateen xulka sugaanyahannada Naadiga, oo ka kala socday Faracyada Ururka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir. Waxayna soo badhigeen suugaanta qaybaheeda kala duwan, taas oo ay u riyaaqeen daawadayaashii bandhig suugaaneedka. Gudoomiyaha Ururka Mudane Abdulkadir Mohamed Shaylilah ayaa Furay Badhigga,waxa uuna u mahad Celi[...]

Doorashada Guddoomiyaha Faraca Degmada Dayniile

Doorashada Guddoomiyaha Faraca Degmada Dayniile
Events on ,
Doorashada Guddoomiyaha Faraca Degmada Dayniile Munaasabad si heer sare ah ay usoo agaasimeen qaar ka mid ah dhalinyarada degmada Dayniile ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10/03/2017 ka dhacday Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee ITAAL ee isla Degmadaas. Munaasabadda ayaa ku saabsanayd doorashada guddoomiyaha faraca degmada Dayniile ee ururka Jiilul Amal (Hope Generation), Waxaana kursigaas u [...]

TABABARKA BARAHA BULSHADA MAALINTA 2-AAD

TABABARKA BARAHA BULSHADA MAALINTA 2-AAD
Events on ,
Maalintii 2aad Ee Tababarkii Baraha bulshada ------------------------------------------------------------------------- Waxaa casharrada ku qornaa Maalinimadii Jimciha 24/02/2017 mahadi haka gaadhee hal abuure Moha-Nur Hussein Abdalla oo ah Maamulaha iyo hal abuuraha IM252, Waxa uu dhalinyaradii ka soo qayb gashay siiyay casharro muhiim ah oo ku saabsan baraha bulshada iyo siyaabaha loo adeegsado[...]

TABABARKA BARAHA BULSHADA MAALINTA 1-AAD

TABABARKA BARAHA BULSHADA MAALINTA 1-AAD
Events on ,
Waxa si wanaagsan u qabsoomay Maalintii 1aad ee Tabarbarkii Baraha Bulshada ay sida wada jirka ah u soo wada qabanqaabiyeen #HopeGeneration (Dhalinta Rajada Soomaaliyeed) iyo #IM252 oo uu hormuud iyo hal abuure ba ka yahay Ustaad #MohaNur, Maanta waxa daah furay Tababarka Gudoomiyaha Hope Generation Ustaad Abdulkadir Mohamed Shaylilah, iyo Sidoo kale Madaxa Xarunta Tababarrada Ustaad Maxamed Macal[...]

QAYBTII 4-AAD: OL’OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA HELIWAA

QAYBTII 4-AAD: OL’OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA HELIWAA
Events on ,
QAYBTII 4AAD: OL'OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA HELIWAA Waxaa weli si habsami leh uga socda magaalada Muqdisho OL''OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA kaasoo maalmihii laso dhaafay si isdajoog ah uga socday qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, gaar ahaan Yaaqshiid, Dharkeenley iyo Warta-nabadda. Iskuulka Niileyn ee Degmada Heliwaa ayaa waxaa lagu qabtay wacyigalinta dhalinyarada D[...]

QAYBTII 3AAD: OL’OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA DHARKEENLEY

QAYBTII 3AAD: OL’OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA DHARKEENLEY
Events on ,
QAYBTII 3AAD: OL'OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA DHARKEENLEY Ol’olaha dhaqan wanaagga ee uu ku hawlan yahay ururka ayaa si habsami leh uga socda Magaalada Muqdhiso. Faraca Dharkenlay ee ururka oo uu gudoomiye ka yahay Abdisamad Qudubi, ayaa shalay galab soo agaasimay, OL'OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA, ee degmadaas. Wacyi galintu waxa ay ka dhacday iskuulka Ibnu-Khalduun ee Degmada [...]

QEYBTII 2-AAD: OL’OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA WARTA-NABADDA

Events on ,
QAYBTII 2AAD: OL'OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA WARTA-NABADDA Waxaa maalinkii labaad ka socda magaalada Muqdisho OL''OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA oo socon doona Usbuucyada soo socda. Iskuulka Suways ee Degmada Warta-Nabadda ayaa waxaa lagu qabtay wacyigalinta dhalinyarada Degmadaas, waxaana ka soo xaadiray, qayb kamid ah dhalinta Degmada. Sheekh Aadam Cali Casayr ayaa dhalinta Ujee[...]

QEYBTII 1-AAD: OL’OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA YAAQSHIID

QEYBTII 1-AAD: OL’OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA YAAQSHIID
Events on ,
OL'OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA YAAQSHIID QEYBTA 1-AAD Waxaa si iskumid ah uga bilowday dhamaan degmooyinka gobolka banaadir ol’olaha wacyigalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed. Degmada Yaakhshiid oo ah degmadii ugu horeysay ee uu Ururka Rajadda Dhalinta Soomaaliyeed جيل الأمل - Hope Generation ka furo gobolka Banaadir ayaa nasiib u yeelatay inay maanta oo ay taariikhdu tahay 26/01/201[...]

DAAHFURKA FARACA DEGMADA HELIWAA

DAAHFURKA FARACA DEGMADA HELIWAA
Events on ,
Munaasabad lagu daahfurayay جيل الأمل - Hope Generation faraca (laanta) Degmadda Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30/12/2016 ka dhacday hoolka xafladaha ee Iskuulka Niileyn ee isla degmadda Heliwaa. Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay qaar kamid ah xubnaha Faraca Heliwaa, Guddoomiyaha Faraca heliwaa Mudane Maxamed Cabdulle Cabdi, Guddoomiye ku xigeenaka Guud ee Ururka[...]