TABABARKA UDIYAARGARAWGA GUURKA

Events on: ,

Xarunta Tababarada ee Jiilul Amal gaar ahaan qaybta horumarinta qoyska ayaa soo qabanqaabiyay tababarka u diyaar garawga Guurka, oo ujeedkiisu ahaa in sare loo qaado fahamka dhalinyarada ee dhanka qoyska, lagana qayb qaato sidii loo yarayn lahaa Dhibaatooyinka iyo mushkiladaha qoyska.

Tababarka oo labo maalmood socday ayaa waxaa soo diyaariyay Cashirradana jeediyay Macallimiin, iyo mashaa’ikh si fiican u kala dhigdhigay mawduuca.

Tababarka waxaa ka qayb galay dhalinyaro aad u danaynayay inay wax badan ka kororsadaan aqoonta qoyska, su’aalo maskaxdooda ka guuxayay iyo faalooyin muhiim ahna way ka soo jeediyeen.

Dhalinta Rajada Soomaaliyeed Jiilul Amal waxay ku dadaalaysaa markastaba sidii ay sare ugu qaadi lahayd wacyiga iyo fahamka dhalinyarada Soomaaliyeed dhinac kasta oo nolosha ah.

#QoysDhisanWaaQaranDhisan

25152192_1622975394391757_9180066366284571334_n

25353654_1626008780755085_381449108818769456_n

25299372_1626008830755080_6240430129736154865_n25395817_1626008894088407_6861033343063772316_n 25395886_1626009257421704_7445171662041431848_n25353806_1626009187421711_3422603514679381161_n

25348792_1626008930755070_2526018479555274738_n