1,000 ARDAY OO KA FAA’IIDAYSATAY TABABARKA “SIDEE LOO DOORTAA TAKHASUSKA KUGU HABBOON”

Events on: ,

Qayb ka mid ah, 1,000 arday oo ka faa’iidaystay Tababarka “SIDEE LOO DOORTAA TAKHASUS KA LOOGUNA DIYAAR GAROOBAA JAAMACADDA”, ayaa Munaasabad Shahaado Gudoonsiin Ah loogu qabtay Jaamacadda Horseed International University ee Magaalada Muqdisho.

Ururka Hope Generation waa urur Dhalinyaro oo u taagan wacyigalinta, waxbaridda, wanaag u horseedka iyo soo celinta rajadii dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana lagu aas’aasay Magaalada Muqdisho sanadkii 2014.

20374775_1498357656853532_8636059053183680270_n20429963_1498357550186876_3236991150529372536_n20430106_1498357226853575_2240485178502344446_n20431490_1498357826853515_7478439208252179492_n20431673_1498357893520175_7440413207687829504_n20476051_1498357760186855_6412843518473310664_n20476506_1498357290186902_8548716034056915405_n20479435_1498357123520252_2973819622513937177_n20479652_1498357353520229_8693127854901803035_n