QEYBTII 1-AAD: OL’OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA DEGMADDA YAAQSHIID

Events on: ,

OL’OLAHA WACYIGALINTA DHALINYARADA
DEGMADDA YAAQSHIID QEYBTA 1-AAD

Waxaa si iskumid ah uga bilowday dhamaan degmooyinka gobolka banaadir ol’olaha wacyigalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed.
Degmada Yaakhshiid oo ah degmadii ugu horeysay ee uu Ururka Rajadda Dhalinta Soomaaliyeed جيل الأمل – Hope Generation ka furo gobolka Banaadir ayaa nasiib u yeelatay inay maanta oo ay taariikhdu tahay 26/01/2017 ka daahfurto ol’olaha isla degmadaas, gaar ahan Xarunta dhexe ee jaamacadda Capital.
Shiikh Cabdilxayi Shiikh Aadan ayaa dhalinta si faahfaasan ugu qaadaadhigay mowduuc aad u qiima badan halkudhig na u ah ol’olahan “KAALINTA RUNTA IYO AMAANADA AY KULEEYIHIIN HORUMARKA BULSHADA”. Kaas oo socon doona isbuuc xidhiidh ah.
Munaasabadda oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiyaha guud ee ururka C/qaadir Shaylilaah iyo guddoomiyaha faraca yaaqshiid Maxamed khadar ayaa kusoo dhamaatay sidii loo qorsheeyay iyo jawi degan.

16266097_1317989068223726_8709995722035708355_n16196074_1317988831557083_7379335588032795997_n 16195637_1317989091557057_3497638122488502495_n 16195491_1317988891557077_7069919442839396926_n16266193_1317988951557071_4971272000060818772_n