DOORASHADA GUDOOMIYAHA FARACA DEGMADA HODAN

Events on: ,

Munaasabad lagu dooranayay Gudoomiyaha Faraca Degmada Hodan Ee Jiilul-Amal Ayay isugu Yimaadeen Dhamaan Xubnaha Rasmiga ah ee soo buuxiyay shuruudaha xubinnimo ee Dhalinta Rajada, Waxa isa soo sharaxay 2 Musharrax Oo kala ah: Yuunis Cumar Iyo C. Risaaq Maxamed, Waxana Codadkii La tiriyay ku guulaystay C. Risaaq Maxamed, Yuunis Waxa uu u hambalyeeyay sxbaaxiibkiis C. Risaaq oo ay Guushu raacday, C. Risaaqna Waxa uu u mahadceliyay Xubnihii Cod kooda siiyay, Waxa uuna balan qaaday inuu ugu shaqayn doono daacadnimo iyo Hawl karnimo.

15781553_1292191370803496_1177126828181891435_n15740954_1292191347470165_8733248217164125969_n15726483_1292191304136836_5615202166214489873_n