TABABAR GAAR AH OO KU SAABSANAA SAWIRQAADISTA

Events on: ,

TABABAR GAAR AH OO KU SAABSANAA SAWIRQAADISTA (PHOTOGRAPHY & PHOTOJOURNALISM)

Tababar gaar ah oo uu soo qabanqaabiyey xafiiska Warfaafinta Jiilul Amal, ayaa ka dhacay xarunta Ururka dhalinyaradda Kanava.

Tababarkan ayaa loo qabtay qaar ka mid ah xubnaha ururka جيل الأمل – Hope Generation gaar ahaan xubnaha ka shaqeeya howlaha warfaafinta. Ujeedka tababarka ayaa ahaa kor uqaadista aqoonta iyo tayada warfaafineed ee xubnaha ururka guud ahaan gaar ahaan Sawirqaadista (Photography & Photojournalism)

Ustaad Sayyid Ali Hussein Gaabane ayaa aad u qaadaadhigay Tabaha sawirka loo qaado iyo habka loo faafiyaba, taasoo ay aad uga faa-iideysteen dadkii kasoo qeybgalay tababarka. Tababarka ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan.

15319198_1270799396276027_834290870505569292_n

15337549_1270799569609343_3454216164823061110_n15380787_1270799619609338_6482348490775385372_n15390779_1270799399609360_1862672131382953665_n