TABABARKA U DIYAAR GARAWGA GUURKA

Events on: ,

Mahad dhamaanteed ALLAAH bay u wada sugnaatay, GUUL buu ku soo dhamaaday tababarkii u diyaar garawga guurka, waxaa ka faa’iidaystay ku dhawaad 100 dhalinyaro soomaali ah oo aan aad u rajaynayno inay dhisan doonaan 100 qoys oo ilaahay idankii farxad iyo liibaan cimrigooda ku wada dhamaysta.

Sidoo kale mahad ballaadhan baan u jeedinaynaa dhamaan cid kasta oo gacan ka gaysatay inuu guulaysto barnaamijkan.

Mahadsanidiin.

15181480_1257372430952057_1417029943136992731_n

15338808_1259399354082698_6049171104513588957_n

15283948_1259398897416077_1882973885784576062_n

15220062_1259399004082733_6167589862700628311_n

15219491_1259399277416039_7270528706989455148_n

15219422_1259398694082764_3191054723201362682_n

15203295_1259399107416056_7127151368420012295_n