DOORASHADA GUDDOOMIYAHA FARACA YAAQSHIID

Events on: ,

Sanad ka hor maanta oo kale ayay ahayd markii la doortay guddoomiye Maxamed Axmed Cali (Maxamed Khadar Qadar Axmad), Kadib markuu dhamaaday Muddo xileedkii sanadka, sida uu sharcigu dhigayo waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18/11/2016 ka dhacay Doorasho xor ah oo xalaal ah Hoolka Alqarni Cafeteria ee Degmadda Shibis.

Kadib tartan qurux badan oo ay ku tartamayeen dhalinyaro fara badan ayaa waxaa kusoo baxay doorashadii Guddoomiye Maxamed Axmed Cali (Maxamed Khadar), oo markale hoggaamin doona laanta Yaaqshiid muddo sanad ah.
Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenaka JIILUL AMAL جيل الأمل – Hope Generation Maryan Garaad Axmed…. Maxada Xafiiska Wacyigalinta-Mudane Axhmed Sh Maxamuud … Guddoomiyaha Faraca heliwaa – Mudane Maxamed Clle Cabdi – ….. Guddoomiyaha Faraca Warta Nabadda -mudane Mustafa sh Ciise- … iyo xubnihii Faraca Yaaqshiid ee martida loo ahaa.
Munaasabadda ayaa kusoo idlaatay jawi dagan iyo farxad, waxayna ahayd munaasabad taariikhi ah. Waxaa halkan hambalyo diraya dhamaan Madaxda iyo Xubnaha Ururka JIILUL AMAL

15135878_1245034535519180_8501955488300894852_n

15134640_1245034332185867_7527844622177123896_n15085533_1245034378852529_2259445761846460754_n 15027870_1245034082185892_3748258657116512857_n

15027963_1245034165519217_4165224734893910218_n 15135744_1245034102185890_152985582472671794_n15032682_1245034328852534_3115324409384481288_n