DABAALDEGGA SANADGUURADA 2-AAD EE JIILUL AMAL

Events on: ,

Sanad guuradii 2aad ee Jiilul Amal aya ilahay mahaddii ka qabsoontay Magaalada muqdisho, Marti sharaf aay ka mid ahaayeen madaxda jaamacadaha, Ururudada Dhalinyarada, iyo qaybaha kale ee ururada bulshada rayidka ayaa ka soo qayb galay.

Munaasabada ayaa waxay laga soo jeediyay Khudbado kala duwan, heeso wadani ah oo dad kii ka qab galay munaasabadda ay aad ugu riyaaqeen, iyo madadaaloyin kale oo qosol iyo maad ba lahaa.

Gababadii Waxaa loo qaybiyay Masuuliyiintii ka soo qayb galay munaasabadda buug ka hadlaya wax qabadkii sanad kii tagay ee Jiilul-Amal.

Dhaman Maamulka iyo Xubnaha Jiilul-Amal waxay Mahad ballaaran u jeedinayaan dhamaan dad kii qiimaha lahaa ee nagu sharfay inay nagala soo qayb galaan Sanad guuradeena 2aad.

Dr. Shariff Osman (Latiyaha Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho)
Abdi Kafi Mohamud makaran(Gudoomiyaha Dhalinyarada G.Banadir)
Muno Xasan Mohamed Muno Axlaa (Gudoomiyaha SYC)
Zahra Qorane Omar (Youth Activist)
Mohamed Al-fatih Ali (Youth Activist)
Khadar Biciid (Naadiga NAKADSA)
AbdiShakur Mohamed Mohamud (Radio Mustaqbal)
Abdullahi Artan Shuuriye (Abwaan)
Mohamed Dhiblaawe (Youth Activist)
Xasan Abdirahman Sh. Adam (Jiilul Wadan)
Mohamed-Amiin Ali Osman, Madaxa IT Department ee Zamzam Foundation

14718589_1217484218274212_601049701889426279_n

14681619_1219347888087845_8913710522089348962_n14632814_1219348188087815_412146217080752552_n14642296_1219348804754420_8390797899431429051_n14642391_1219348028087831_7656453521876255719_n14671307_1219348458087788_3138332769253953286_n14681606_1219348081421159_1122780922683108_n14681800_1219348314754469_1469711267512544306_n14691062_1219348711421096_2382587077015132723_n14713771_1219348648087769_1170495297987352456_n14718667_1219348624754438_936189863867261293_n14724424_1219348974754403_7177603050164814865_n14725761_1219348278087806_1724554509649277667_n14729260_1219348374754463_582434063513661750_n14729355_1219347984754502_8754678634603795834_n