XAFLADDA DAAH-FURKA FARACA DEGMADDA KAXDA.

Events on: ,

Xaflad qurux badan oo si weyn loo soo agaasimey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15/09/2016, ka dhacday degmadda Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Xafladda ayaa si rasmi ah loogu daahfurayey Faraca degmadda Kaxda ee Jiilul Amal (Hope Generation), oo kal hore ay doorteen xumbaha faracaasi guddoomiye C/fataax Habane Maxamed
Waxaa kasoo qeyb galay munaasabadda marti sharaf ay ka mid yihiin: Guddoomiyaha Degmadda Kaxda ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ismaaciil Macalin C/llaahi , Maamulka iskuulka Caynu shamsi Maxamed Macalin C/nuur, Guddoomiyihii hore ee jiilul Amal Mudane Sayyid cali Xuseen Gaabane, Guddoomiyaha imika hoggaaminaya Jiilul Amal Mudane C/qaadir Maxamed Shaylilaah, Madaxa Xafiiska Tababaradda ee Jiilul Amal Mudane Maxamed Macalin Aadan Barawaani, iyo Mudane C/samad oo ku hadlayey Magaca Laamaha Ururka.

14341611_10209360410262884_141126958_nIMG_20160915_110047   IMG_20160915_113202

IMG_20160915_115122 IMG_20160915_114045IMG_20160915_114258IMG_20160915_103612 IMG_20160915_103027IMG_20160915_103018

IMG_20160915_114752 IMG_20160915_114933