DUFCADDII LABAAD OO GABAGABO AH.

Events on: ,

Tababar soo bilowday bishii tagtay ee JUNE ayaa maraya heer gabagaba ah.

Waxaa illaa hadda ka faa’iideystay ardaydii sanadkaan soo dhameysatay waxbarashadii D/SARE ee gobolka BANAADIR kuwaasoo kor u dhaafaya 500 waxaana qorshuhu yahay inay ka faaiideystaan 1000 illaa 1500 arday ah.

Tababarka waxaa ardayda lagu barayaa sidii ay u dooran lahaayeen Takhasus ku haboon marxaladda jaamacadda.

Waxaan aad ugu mahadcelinaynaa dhamaan intii ka qeyb qaadatay, intii fududeysay iyo intii ka shaqeysay howshan culus ee wadaniga ah. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa macalimiintii waqtigooda qaaligaa noo soo huray ee kala ah Abdulkadir Mohamed Shaylilah Yoonis Xuseen Gaabane Maxamed Macallin Aadan DrMohamed-deeq Ibrahim Abdi Ahmed Sheikh Abdullahi Maadka Sayyid Ali Hussein GaabaneDalmar M Inji Abdullaahi Hassan Nur. Siham Hassan

Kala xiriir wixii faahfaahin ah Tel: 0617630450
F.G. Tababarku waa lacag la’aan.

13563605_1049930125101128_2103768048_n

13608201_1054205917999156_1904957036_n

13598842_1053990668020681_2071343524_n

13598831_1054538481299233_424767848_n

13595618_1053993681353713_716783843_n

13595597_1054538507965897_168720843_n

13579004_1053990608020687_1876066391_n

13578982_1054538541299227_1329607521_n

13578838_1053990354687379_1367500810_n

13578821_1053990124687402_152513469_n

13576591_1054206184665796_1158366341_n

13576528_1054204457999302_1764983845_n

13576361_1049929728434501_660537819_n

13566202_1049929821767825_851501983_n

13566131_1054538524632562_2098541810_n

13565380_1049929661767841_492929975_n

 

13563194_1049929945101146_211986958_n

13553206_1049929908434483_1233549592_n