TABABARKII SANADLAHA AHAA EE ARDAYDA DUGSIYADDA SARE KA QALIN JABISAY OO SI HABSAMI LEH U SOCDA

Events on: ,

Waxaa alle mahaddii  ah in maalintii labaad uu galay tababar socon doona Afar (4) isbuuc insha alaah. kaasoo loogu talagay ardayda ka qalin jabisay Dugsiyadda Sare ee Gobolka Banaadir ayna soo qabab qaabiyeen Ururka dhalinta rajadda somaaliyeed (Hope Generation).
Tababarka waxaa ardayda lagu barayaa sidii ay u dooran lahaayeen Takhasus ku haboon marxaladda jaamacadda.
Waxaa nasiib u helay wajiga 1-aad ee Tababarka Dufcadda 1-aad oo ahaa ardaydii hore isu diiwaangalisay, intii ay dhaaftay weli fursad bay haystaan waana u furan yahay, kaliya waa inay si rasmi ah isu diiwaangaliyaan.
Waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan intii ka qeyb qaadatay, intii fududeysay iyo intii ka shaqeysay howshan culus ee wadaniga ah.  Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhamaan macalimiintii waqtigooda qaaligaa noo soo huray dhalinyaradoodana uga faa’iideeyay, 
Al ustaad  Abdulkadir Mohamed Shaylilah,  Al ustaad  Yoonis Xuseen Gaabane Macalimad Umu Cabdirabbi Cali , Al ustaad Maxamed Macallin Aadan,  Al ustaad Adam Hussein , Al ustaad  الحاج موسى ,  Al ustaad  Ahmed Sheikh Abdullahi Maadka
Kala xiriir wixii faahfaahin ah Tel: 0617630450
F.G. Tababarku waa lacag la’aan.

13419214_1123132581042710_5687086609117250092_n13407077_1123132884376013_881099210919225745_n

13423766_1123132904376011_7739896455535965643_n

13442272_1123133247709310_9168004087118258684_n

13445414_1123132471042721_3180022751052093857_n

13450705_1123133411042627_3295205633816006320_n

13466287_1123133111042657_5380877861380564693_n

13413666_1123132771042691_4999312036029515262_n

13466524_1123132987709336_2153458112829861619_n

13474065_1046000938819654_1617348702_n

13474093_1046001125486302_502635880_n

13479426_1046001185486296_2015005193_n

13487311_1046000675486347_1123184078_n

13487402_1046000588819689_453987695_n

13487589_1046000778819670_573744614_n

13511398_1046001145486300_638655763_n

WP_20160619_09_25_34_Pro

WP_20160619_09_25_49_Pro

WP_20160619_09_26_33_Pro

WP_20160619_09_27_18_Pro

WP_20160619_09_27_52_Pro

WP_20160619_09_36_20_Pro

WP_20160619_09_36_43_Pro

WP_20160619_09_37_11_Pro

WP_20160619_09_38_04_Pro