DOOD-CILMIYEED KU SAABSAN TAHRIIBKA .

Events on: ,

13087820_10154075444854654_7858968144033015376_n

Ururka dhallinta Rajadda Soomaaliyeed (Hope Generation) iyo Mac’hadka ISOS ayaa si wada jir ah usoo qabanqaabiyey Dood-cilmiyeed ciwaankiisu ahaa “Dhibaatada Tahriibka Dhallinyarada Dayacan iyo sida wax looga qaban karo”.

Aqoonisweydaarsiga “Tahriibka Dhallinyarada Dayacan: Sidee wax looga qaban karaa?” waxaa si kooban doodda u bilaabay Inj Sayyid Cali Xuseen Gaabane {Guddoomiyaha Hope Generation}, Ustaad Aadan Xerow (Hormuudka Kulliyadda Dhaqaalaha MU, iyo Inj Axmed Maadey (Kulliyadda Computer Science MU); waxaa kulanka daadihinayay, hadalkana qaybinayay mw Farxiya Maxamuud (Machadka ISOS).

kaqaybgalayaashu badiba waxay ahaayeen dhallinyaro. Talooyinka si firfircoon ayay u gudbiyeen Dhallinyaradu. Waxayna aad u falanqeeyeen waxa dhalinyarada ku kalifa inay tahriibaan iyo xalkooda.

Maaha markii ugu horeesay ee Ururka Dhalinta Rajadda Soomaaliyeed uu wax kasoo agaasimo barnaamijyadda caynkan oo kale ah.

Dhalinta Rajadda Soomaaliyeed waa urur u taagan Wacyigalinta, waxbaridda iyo wax u qabadka dhalinyadda soomaaliyeed guud ahaan , gaar ahaan kuwa gudaha jooga.

13095800_1020247941364296_8334395833151061541_n

13103334_10154075448144654_8727281675922550896_n

13076936_10154075447759654_1990088729929289574_n

13076603_10154075445309654_2236425375047669326_n

13072734_10154075449479654_7218921577414970172_o

13096306_1020289078026849_5442412483311289023_n

13092128_1020284181360672_4429849190521815760_n

13051618_1020284118027345_4029237208367099981_n

13092036_1020288348026922_4011271166587596964_n

13083138_1020281991360891_7601025626751067825_n

13083110_1020282088027548_2379747683956688032_n

 

 

13087424_1020258364696587_7456606624498582769_n

13083221_1020258441363246_6770382510084048962_n

 

13076530_1020258391363251_5970449059295888114_n

 

13043433_1020247971364293_1337025450290551746_n

12592363_1020248051364285_6063341053064517499_n

 

13061962_1020282081360882_1991218047892928574_n

13076881_1020281858027571_187210838391044277_n

 

13082773_1020281848027572_8534915862552329461_n

 

 

 

13092037_1020281971360893_7769363799844286965_n

 

13094418_1020281891360901_2594115138407945309_n

 

13096358_1020284044694019_8299707119288406366_n