SEMINAR KU SAABSAN HORUMARINTA SHAQSIGA (SEMINAR ON PERSONAL DEVELOPMENT)

Events on: ,
Siminaar aad u qurux badnaa, dadkii kasoo qeyb galayna ay u qushuuceen ayaa maanta Alle mahaddiis noo qabsoomay (Dhalinta Rajadda Soomaalyeed).
Waxaa soo qaban qaabiyey Xarunta Tababaradda Ee Dhalinta Rajadda Soomaaliyeed (Hope Generation Training Center). Siminaarku wuxuu dhacay maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2016, Xarunta Mac’hadka Luqadaha ee Jaamacadda Moqdisho. Waxuu ku saabsanaa Sida uu qofku isku horumariyo (Personal Development).
Mahadi ha ka gaadhee, waxaa casharadda isdaba jooga ah bixinayey Macalimiinta kala ah:
  1. Ustaad Aadan Xerow
  2. Ustaad C/qaadir Maxamed (Shaylilaah)
  3. Ustaada Shukri Xassan iyo
  4. Ustaad Axmed Sh C/llaahi (Maadka).
Maaha markii ugu horeysay ee ay Dhalinta Rajadda Soomaaliye ay qabtaan Siminaar waxtar iyo qiima ba u leh dhalinta soomaaliyeed.

Daawo Sawiradda. Share Dheh.

13020515_264981663846325_2108863733_n

13023561_264981677179657_8110611_n

13045462_264981703846321_1357236077_n

13045544_264978477179977_899902052_n

13045584_264978197180005_363217246_n

13045624_264981633846328_1913652002_n

13046063_264978270513331_497909893_n

13046178_264978620513296_116512000_n

13046190_264981927179632_6266205_n

13046201_264978567179968_820261858_n

13059391_264978143846677_37474987_n

13059404_264981513846340_1591173612_n

13059769_264978340513324_303455828_n

13059893_264978460513312_102336290_n

13077349_264981613846330_1603903051_n

13077353_264974467180378_2010336679_n

13081710_264978557179969_212779081_n

13081909_264981773846314_634995800_n

13082093_264981390513019_944572128_n

13082101_264977610513397_1248447668_n

13084285_264981387179686_2073955870_n

13084328_264981490513009_1317766277_n

13089973_264981693846322_16308333_n