kulan Xiiso iyo Xamaasad ba lahaa.

Events on: ,

Turkidu waa dal kamid ah dalalka muslimka , waa dalkii ugu horeeyey burburkii kadib oo taageera soomaaliya (Hill iyo Hoo), waa dal soomaaliya wax la taaban karo kasameeyey. Ra’yiga waa lagu kala duwanaan karaa, laakiin Mahaynno Dal sidaa firfircoon  loo arkay wax qabadkiiisa.

Waxaa shafar inoo ah haddeynu nahay Dhalinta Rajadda Soomaaliyeed (Hope Generation) inaan maanta ka qeyb galnay Kulan balaaran oo loogu mahadcelinayey Walaalaha Turkiga. Kulanku wuxuu ka dhacay Magaaladda Muqdisho, Waxaana qudbad qiima leh ka jeediyey shiikh Cabdil Xayi Sh Aadan oo kamid ah culimadda soomaaliyeed. Wuxuu ahaa kulan Xiiso iyo Xamaasad ba lahaa. Wuxuu kusoo dhamaaday jawi qurxoon oo farxad leh.

Daawo Sawirradda!, oo Share dheh?

13045658_264979843846507_1645546904_n

13084288_264979447179880_258950022_n

13084038_264978743846617_96836804_n

 13045600_264979707179854_1535109351_n

13046327_264978827179942_281779573_n

13059624_264979140513244_1653275959_n

 13059799_264979887179836_1077843614_n