Tacliin iyo shaqo waad heliye Eeebbe talo saaro.

Events on: ,

“Hooyo Soomaaliyeed ayaa ku umushay markab dushiis”.  “Boqolaal soomaali ah ayaa ku haraqmay badda u dhaxeysa Liibiya Iyo Talyaaniga”.  “Qoys soomaaliyeed oo la’ caruurtoodii Raq & Ruux Muddo dheer ayna ugu war dambeysay Liibiya”.  “ 50 Soomaali ah ayaa Xadka yamen iyo Sacuudiga ku dhimatay”

Oraahyadaas iyo kuwa la halmaala miyeysan ku damqineyn? Mee damiirkeenii? Meeday dadnimadeennii??

Dhalinta Rajadda Soomaaliyeed (Hope Generation) Waxay guntiga dhiisha isaga dhigtay inay kaalinteeda kaga aadan wacyigalinta bulshadda soomaaliyeed  gaar ahaan dhalinyaradda kasoo dhalaasho.

Hope Generation Faraca Degmadda Yaaqshiid oo uu hoggaaminayo walaal Maxamed Khadar, ayaa manta booqday, Mac’had ay wax ku bartaan dhalinyarro si gaar ah loogu soo xulay hibadda gaarka ah ee kala duwan ee EEBBE siiyey. Waxaan kala hadalnay Tahriibka iyo dhibtiisa aakharo iyo adduunba.

Tashwiish reerka digoon ku furin Tuugsi iyo Qeylo

Tacliin iyo shaqo waad heliye Eeebbe talo saaro

Taadan aad ku nooshahayey; Dalkey sharafi taalaaye

12935191_248582282156885_1869868475_n

12910362_248582332156880_278010056_n

12899723_248582132156900_124225825_n