Dalkaaga oo Jeclaato Waa Jiritaankaaga

Events on: ,

Ka hortagga iyo ladagaalanka TAHRIIBKA wuxuu dhamaanayaa markuu dhamaando tahriibku. Hadaba inagoo gudaneyna waajibkaa qaran ayaa xafiiska wacyigalinta ee Jiilul Amal ka qeyb galay barnaamij daabuur iskuulka Al-xikma ee ku yaala degmadda Hodan magaaladda Muqdisho.

Waxaa muxaadaro qiima badan ka jeediyey mudane maxamed macalin aadan (barawaani). Waxayna kusoo dhamaatay jawi wanaagsan.

Dhulkaada Laguuma Dhaamee Ha is Dhabar Jabin; Dadnimadu Waxay ku Jirtaa Dalkaada Hooyo Inaad Joogto! Iyo halkudhigyo kale ayaa goobta lagu soo ban dhigay.

Waxaan Si gaar ah ugu mahad celineynaa Maamulka Iskuula Al-Xikma sida sharafta leh ay noo soo dhaweeyeen iyo sidey noola shaqeeyeen.

12919223_10154028524028050_1323115429_n

12910740_10154028590228050_1786155399_n

12899954_10154028590413050_1293956684_n

12899862_10154028590273050_2086167188_n

12899665_10154028590448050_1646657870_n

12895390_10154028590538050_829304616_n

12476532_10154028523973050_1778832004_n